Daawo Baaq Nabadeed Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbari

(Sheekh Mahamud Abdibaari) ayaa ka hadley dagaal beeleedkaa ka dhacaya duleedka  Magaalada Diinsoor  Sheekh Mahamud ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka iyo Hoggaamiyeyaasha ka soo jeeda degaannada lagu dagaalamayo in ay ka qeyb qaataan sidii loo joojin lahaa dagaal beeleedyadaas. Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Dhiig la daadiyo mid kale oo la sii daadiyo […]