MADAXWEYNEYAASHA MASAR & ERITREA OO ISKU RAACAY ILAALINTA MADAX BANAANIDA SOMALIA

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi ayaa waxa uu Qasriga Al-itixaad ee magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas kula kulmay dhigiisa dalka Eritrea, Issiyas Efewerki oo booqasho shalay ku tagay Qaahira . Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin sii xoojinta xiriirka dalalka Masar iyo Eritrea, iyagoona sidoo kale isla soo […]