Howlgal ka dhan ah AS oo laga fuliyay gobollada Baay & Bakool

#DIINSOORTV.com  Howlgal Qorshaysan oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa laga Fuliyey deegaano maleshiyada Khawaarijta Ay ku dhuumaaleeysanayeen kuwaasi oo ahaa goobo lacago Baad ah Dadka Shacabka Soomaaliyed uga Qaadan jireen. Degaanada Howlgalkaan Qursheysana laga fuliyey Waxaa ka mid ah lawi nasro Bagdaad Day -Gaab  labaatan jirow iyo Degaanka […]